Dhagayso wararkii u dambeeyey ee Hoobiyayaashii lagu garaacay Dhuusamareeb iyo khasaaraha ay gaysteen
02 Feb 2021 (Puntlandes) Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada hoobiyeyaal lagu weeraray magaaladaas oo ay ku sugan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya ,Ra’isul Wasaaraha iyo qaar kamid madaxweynayaasha dawlad goboleedyada.
Warar hordhac ah oo ay sheegtay idaacadda VOA ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhaawacmeen weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu qaaday.
Dhagayso faahfaahin ay ka bixisay VOA
Puntlandes.com