Dawladda Puntland oo soo dhawaysay in shir looga hadlayo arimaha doorashada la qabto kuna talisay inuu Muqdisaho ka dhaco

09 Feb 2021 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa soo dhaweysay in shir looga hadlayo arimaha doorashada la qabto 15-ka bishan, inkasta oo aan lagala tashan in shirkaas Garowe lagu qabto, Madaxtooyada dawladda Puntland ayaa qoraal barta ay  Twitter-ka ku leedahay caawa ku sheegtay.

Qoraal ayey madaxwtooyadu kusii dartay “Maadama uu dhamaaday muddo xileedkii Hay’adaha DFS waxay ku talinaysaa in Shirka lagu qabto Muqdisho ayna kasoo qeybgalaan Saamileyda Siyasada iyo Beesha Caalamka”

Hoos ka akhriso qoraalka Madaxtooyadda dawladda Puntland

puntlandes.com

About The Author