Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo dhoweeyay soojeedinta Puntland ee in shirka lagu baaqay 15ka Febraayo 2020 lagu qabto magaalada Muqdisho

10  Feb 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowladda Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco Muqdisho, ayna ka soo qeyb galaan saamileyda siyaasadda iyo bulshada rayidka, goobjoogna ka noqdaan Beesha Caalamka.

Cabdi Xaashi aya sheegay inuu taageerayo go’aanka oo lagu badbaadinayo dalka iyo dadka Soomaaliyeed, sidoo kale in ka wada ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida dalka lagana fogaado wax walba oo qalalaaso ku keeni kara nabadgelyada iyo xasiloonida dalka.


Puntlandes.com

About The Author