Akhriso Wasiir warfaafinta Somaliland oo xilkii ka qaaday Agaasimaha TVga Qaranka Somaliland oo xanuun isbitaal ugu jira

13  Feb 2021 (Puntlandes)  Wasiir warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa wareegto uu soo saaray xilkii uga qaaday Agaasimaha TVga Qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cali Waji.

Agaasime Maxamed Waji ayaa ku xanuunsanaya oo yaalla Isbitaal ku yaala Hargaysa, waxaana xilka laga qaaday isagoo xanuunsan oo isbitaalka lagu daaweynayo ahna ruugcadaa wax badan usoo shaqeeyey dalka oo xaq ku leh.


Puntlandes.com

About The Author