Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka soo horjeestey saxiixida Guddiga Garsoorka
14 Feb 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka soo horjeestay hanaanka loo dhisay Golaha Addeega Garsoorka Soomaaliya oo ay hore u ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka soo horjeestay hanaanka loo dhisay Golaha Addeega Garsoorka Soomaaliya oo ay hore u ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya.