Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo Sheegay Inaysan Aqoonsan Doonin Xukuumadda SL Marka La Gaaro 26 June
Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo maanta shirjaraaid qabtay ayaa Sheegay inaysan Aqoonsan Doonin Xukuumadda Somaliland Marka La Gaaro 26 June ee sanadkan.
Daawo Videowga
Halkana ka daawo Mucaaradka SL oo ka hadlaya kulankoodii Beesha caalamka ay la yeesheen iyo waxay kala kulmeen
Puntlandes.com