Akhriso Guddoomiye Mursal oo shan kulan ka ganaaxay 15 Xildhibaan
27 Mars 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa kulamada Baarlamaanka ka joojiyey 15 Xildhibaan oo lagu eedeeyay inay is hortaageen kulankii maanta.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in Xildhibaannada laga joojiyay ka qeyb galka shan fadhi oo socda.
Hoos ka akhriso Wareegtada