Dhagayso: Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta

27 April 2021 (Puntlandes) Dawlad goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa shaaciyey inay kasoo horjeedaan in muddo kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka.

Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen labada maamul ayey ku yiraahdeen “Waxaan isla qaadanay in ay dalka si deg deg ah uga dhacdo doorasho meeshana laga saaro nuuckasta oo ah muddo kordhin.”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay waraysatay VOA somalia ayaa faahfaahaiyey go’aanka ay soo saareen

Dhagayso waraysiga

Puntlandes.com

About The Author