Daawo Hadaljeedintii Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulmay Masuuliyiinta Golaha dhexe & taageerayaasha Ururka KAAH

03 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH, ayaa caawa xarunta Ururka ee Qardho kulan kula qaatay Masuuliyiinta Golaha dhexe iyo qaar ka mid ah taageerayaasha Ururka KAAH ee Gobolka Karkaar.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay qabteen Masuuliyiinta, howl-wadeenada iyo taageerayaasha Ururka ee heer Gobol, Wuxuuna uga mahadceliyay sidii ay uga qeybgaleen diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada Qardho.


Puntlandes.com

About The Author