Akhriso: Liiska shirkadaha iyo shaqsiyaadka la xanibey akoonadooda (Kenya)
Warbaahinta Puntlandes ayaa heshay nuqul kamid ah liiska shirkadaha iyo shaqsiyaadka ay dowladda Kenya akoonadooda xanibtey markii lagu soo eedeeyey inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab. Akoonnadan oo tiradoodu dhan tahay 86, waxaa 13 kamid ah iska leh qaar kamid ah shirkadaha Soomaalida ee ka shaqeeya xawilaadda lacagaha.
Puntlandes.com