DAAWO MUUQAAL: MA FITNAA FEDERAALKU MISE QARANKA FIYOOBIDI?

13 June 2021 (Puntlandes) Aqoonyahan Faysal Siciid Muuse, oo ah khabiir aqoon durugsan u leh dhanka dawladnimada, isla markaasna 20kii sano ee u dambaysay ka shaqaynayey arimaha federaalka, ayaa waxa uu bixiyey waraysi dheer oo ku dul istaagayo nidaamka federaalka ee ay soomaalidu ku heshiisay.
 
Faysal ayaa wuxuuna si cilmiyeysan u faahfaahinyaa oo u dul is-taagayaa ”Fedraalka Soomaaliya ma fidno soomaalida lagu soo tuuray baa, mise waa nidaamka kaliya ee soomaalidu ay ku baarayso isla markaasna ah midka kaliya ee ay isku maamili karto”

Puntlandes.com

About The Author