Sawiro: Shirka Golaha xukuumadda Puntland ee maanta oo looga hadlay Xawaaladaha, imaanshaha Raysal-wasaaraha iyo arinta Gobolada dhexe
Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhoweynta Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mowqifka Puntland ee Arrimaha Gobolada Dhexe, Xiritaanka Xawaaladaha Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Todobaadka Soo Bandhigidda Dhaqanka iyo Farshaxanka Puntland.
Puntlandes.com