Daawo Video: Ugaaskii Beesha Sade oo Garoonka Muqdisho Shir Saxaafadeed Ku qabtay sheegayna in uu burburay Shirkii maamulsamaynta Jubaland

Shir saxaafadeed ay ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo Xubnihi la socday ayey sheegeen in Kismaayo ayna suurogal ka ahayn in wax laga dhiso xiligan.

Shir Saxaafadeedkan ayaa Waxaa si wada Jir ah u qabtay Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka kale oo ka soo jeeda Beesha mareexaan ee Gobolka Gedo, waxaan ugu horeyn shirkaas ka hadalay Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo yiri “Kismaayo waxaan u tagay in aaad dadka heshiisiiyo balse waxaa iisoo baxay in ayna suurogal ahayn wax heshiis ahna uuna ka dhici karin”

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author