Ururkii Mideeye oo khilaaf dartii kala jabay.

10 July 2021 (Puntlandes) Urur Siyaasadeedka Mideeye oo maanta waxaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen Ururka 23 xumnood oo kamida asasaayeeshii oo ubadan ragii lahaa fakarka lagu dhisay Urur siyaaasadeedka.


Saddex iyo labaatanka xubnood ayaa shaaca ka qaaday inay isaga bexeen urur siyaasadeedkaasi, kadib war qoraal ah oo ay soo saareen maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 10 Luuliyo.

Siyaasiyiinta warkaan soo saaray ayaa waxa ay sheegeen inay arrintaani ay timi kadib markii ururka uu kareeyay khilaaf soo jiitamay mudo ku dhow sanad, taasi oo sabab u noqon wayday inay socon waayaan dhammaan arrimihii loo aasaasay.

 

Hoos ka akhriso qoraalka iyo xubnaha aasaasayaasha ah ee ka baxay Ururka Mideeye


Puntlandes.com

About The Author