Daawo Muuqaal: Rooble oo sheegay in goob doorashada Garbahaareey ay hoos timaado Jubaland kulana xisaabtami doono

10 July 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  iyo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka warbixiyay kulamadii miro dhalka ahaa ee ay ka yeesheen xaalada dalka iyo arimaha Doorashooyinka.

Rooble ayaa caddeeyey in goob doorashada labaad ee Jubaland ee magaalada Garbahaareey ay hoos timaado Jubaland uuna kulana xisaabtami doono madaxda Jubaland amniga iyo maamulka goobtaas.

Puntlandes.com

About The Author