Akhriso Taageerayaash Prof Galayr: Taageerada ay u hayaan Cabdiqaybdiid iyo nacaybka dadka Gobolka Mudug ee PL
Shacabka Sool, Sanaag iyo Cayn iyo shacabka Bari, Nugaal iyo Mudug waa dad Puntlandnimada ka sakow ay ka dhaxayso wada dhalasho iyo wax walba oo dad isku keena kara. Hadaba waxaa wax aad iyo aad looga noxo ah Nacaynbka iyo Foolxumada ay doonayaan in ka dhex abuuraan dadkan walaalaha ah Prof Galayr iyoTaageerayaashiisa. Iyagoo hada bilaanbay olole ay ku taageerayaan in Gobolka Mudug ee Puntland oo dadkiisu waxa ay u dhibeen aan la aqoon lagu daro Galgaduud, lagana faramarooqsado dadkii lahaa ab ka ab waa reer Muduge! Maxay ku helayaan Prof Galayr iyo Taageerayaashiisu haddii uu Cabdiqaybdiid qaato Gobolka Mudug? Waa waxba! Ha ogaadaan Prof Galayr iyo Taageerayaashiisa in uusan jirin ruux qaadan kara Gobolka Mudug dadkii lahaana ay lahaandoonaan. Tabar iyo taag uu maanta Cabdiqaybdiid iyo saaxiibadiba ay ku qaadaana maba lahan ee amay idiin roon tahay in aydaan Ehelkiina sida u dhaantaan?
Akhri qoraalkan ay qoreen Prof Galayr iyoTaageerayaashiisa
Falla:- Saamaynta uu maamulka gobolada dhexe loo dhisayo lu yeelan karo Khaatumo iyo guud ahaan Soomaaiyaba?
http://jidbaale.com/2015/04/fallo-saamaynta-uu-maamulka-gobolada-dhexe-loo-dhisayo-lu-yeelan-karo-khaatumo-iyo-guud-ahaan-soomaalyaba/
Puntlandes.com