Dowladda Puntland oo ku boggaadisay RW Rooble. hogaaminta Dalka ee muddada kala guurka ah, hirgelinta doorashada & xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee …
08 Aug 2021 (Puntlandes) Dowladda Puntland ayaa waxay qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda Facebook ku boggaadisay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble. hogaaminta Dalka ee muddada kala guurka ah, hirgelinta doorashada iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya la leedahay adduunka.
Dowladda Puntland oo ka hadlaysa saraynta ayaa waxay qoraalkeeda ku tiri “Dowladda Puntland waxay markasta aaminsan tahay sareynta sharciga sida ku cad qodobka 4-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka ku meel gaarka ah”
Hoos ka akhriso qoraalka Dowladda Puntland