Dhagayso: Wasiir Cali Xaaji oo sheegay in Puntland ay ku daashay heshiisyada aysan fulinayn DFS iyo waliba arimaha Gobolada dhexe
Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo Waraysi siiyey Radio Daljir ayaa si si faahfaahsan uga warbixiyey kulankii Garowe ku dhexmaray Dowlada Puntland iyo DFS bishaan Abriil 12 keedii kasoo lagasoo saarey Warmurtiyeed.
Wasiirku wuxuu kaloo Faahfaahin dheer ka bixinayaa Maamul u sameynta Koonfurta Mudug iyo gobolka Galgaduud oo aan buuxin sharuudii Dastuuriga ahayd isla markaana aan noqonayn dawlad goboleed ee noqonaya maamul Galmudug oo kale ah.
Hoos ka dhagayso
Puntlandes.com