Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacyo
04 Sept 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi (Xasan Abgaal) iyo Wafti uu Hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Wasiirka iyo Wafiga uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay Magaalad Garowe ee Caasimadda Dowladda Puntland.
Dhinca kale Wasiirka ayaa Koormeer shaqo ku soo maray kastamka Dagmada Xarfo waxaana uu la kulmay Masuulinta kastamka oo xog dheeri ah Wasiirka ka siiyay habsami usocodka shaqada Kastamka.
Ugu dambeyntii Wasiirka ayaa Madaxada iyo shaqaalaha Kastamada Dagmada Xarfo kula dar daarmay in shaqada la dar’dar galiyo, lana xoojiyo Qaadista Canshuurta