Dhagayso: Barnaamijka Martida iyo Cabdullaahi Jaamac (Waraysi xiiso Badan)
Toddobaadkan barnaamijka martida ee idaacada afka Soomaaliga ku baxda ee VOA wuxuu ku saabsan yahay Dib-u-eegsita Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. Waxaana idaacada marti ugu ah Cabdullaahi Jaamac oo hore u ahaa Guddoomiyaha guddida madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka dawladda Federaalka ah ee Soomaliya.
Dhagayso Haaruun Macruuf ayaa waraystay
Puntlandes.com