Qaybo ka mid ah baraha bulshada oo hawada kabaxay

04 Okt 2021 (Puntlandes)  Aaladaha warbaahinta bulshada ee Facebook iyo Instagram ayaa carqaladosoo galeen.

Waxaan ka shaqeyneynaa inaan sida ugu dhaqsaha badan ugu soo laabanno hawada, raalligelinna wixii dhib ah” ayuu Facebook ku qoray Twitter -ka 18.23 Isniintii.

Carqalado ayaa sidoo kale laga soo sheegayaa adeegga Whatsapp, oo ay leedahay Shirkada weeyn ee Facebook.

Carqaladaan ku timid baraha bulshada ayaa bilaabmay wax yar ka dib 5 galabnimo ee maanta oo ah Isniin 4ta okt 2021.

About The Author