Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo safar shaqo ku gaaray Bosaso
05 Okt 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray Bosaso.
Wasiirka ayaa kormeer ku sameeyey Kastamka Kaantaroolka magaalada Bosaso si uu wax uga ogaado hannaanka shaqo ee dakhliga.
Wasiirka ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Kastamka waxana ay wasiirka siiyeen xog-dheeri ah oo ku aadan shaqada kastamka ka socota iyo sida uu u-socdo qaadista canshuuruha.
Puntlandes.com
Puntlandes.com