Akhriso War-murtiyeedkii ka soo baxay Bandhig Nabadeedka Buugaagta Gaalkacayo

16 Okt 2021 (Puntlandes) Bandhig Nabadeedka Buugaagta, (Gaalkacyo Peace Book Fair), ee magaalada Gaalkacayo labadii cisho ee u dambeeyey ka socday ayaa lasoo gabogabeeyey, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed.


War-murtiyeedka ayaa lagu dul istaagay Xoojinta Nabadgelyada, Isdhexgalka Bulshada, Maalgashiga maraariicda horumarineed gobolka ka socda, Wadashaqaynta Maamullada…



Puntlandes.com

About The Author