Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo toddobaadka soo socda bilaabanaysa

17 Okt 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in todobaadka soo socda ay bilaaban doonaan doorashada Golaha Shacabka ee xildhibaanada gobolada Waqooyi.

Ra’iisul Wasaarahe Rooble ayaa sheegeen inay ku ballameen  guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka inay dedejiyaan doorashada 46-ka Xildhibaan ee Gobollada Waqooyi ku metalaya Aqalka Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

About The Author