Madaxwayne GAAS oo Muqdisho looga yeeray
Madaxweyne Gaas oo Maalmihi lasoo dhaafay ku sugnaa Ethiopia ayaa
Saaka u duulaya Magalada Muqdisho halkaas oo laba Maalmood uu ku
sugnaan Doono Lamagaranyo ilaa iminka Sababta Xamar looga yeeray
waxayse Markhaanti katahay sida Puntland U Noqotay Degma ka Mid ah
Xamar iyo sida uu Gaas ugu dhagonugul yahay dhawaaqa Xamar uga soo yeera halka uusan maqlayn waxa ay doonayaan dadkii doortay ee reer Puntland.
MMadaxweyne Gaas waxaa uu Puntland ka dhoofay 16 kii abriil maantana taariikhdu waxaa weeye 24 tii abriil. Waxaa intaas sii dhibaatooyinkii waawaynaa ee ka dhacay Puntland intii ii dalka Itoobiya kyku maqnaa.
puntlandes.com