Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gudbiyay musharaxiinta afarta kursi ee ka dhiman Aqalka Sare

19 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhinaaa Aqalka Sare.


Labo kursi oo ka mid ah kuraastan lagu tartamayo ayaa waxaa ku tartamaya haween kaliya, walina lama shaacin xilliga ay dhacayso doorashada afartan kursi.

Doorashada kuraasta Aqalka sare ayaa waxaa ka dhiman labo kursi oo laga soo doorto Galmudug.


Puntlandes.com

About The Author