Isbahaysi ka Dhan ah Abiy Ahmed oo lagu dhawaaqay

05 Nov 2021 (Puntlandes) Shir laba maalmood kasocday Magaalada Washington DC oo ay Dawladda Maraykanku u qabatay sagaal Urur qoomyadeed ayaa goor dhawad sheshiis laga gaadhay Magacyada ururada.

 

Isbaheysigaan hubeysan ayaa ku midoobay inay xukunka ka tuuraan xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Qoomiyadaha ururada ku midooday federaalka qoowmiga ah ee saxiixay Isbaheysigaan ayaa kala ah:

1Afar Revolutionary Democrac Unity front
2 Awgo Democrac Movement
3 somali State Resistance
4 Bnushagul people Liberation Army
5 Oromo Liberation Front
6 Gambella people Liberation Army
7 Global kimant people and justice Democrac Party
8 sidama National Liberation Front
9 Tigray People,s

Puntlandes.com

About The Author