Daawo sawirka Puntlandes: Madaxweyne Xasan oo Amar siinaya madaxweyne GAAS
Sawirka Puntlandes ee Todobaadkan aanu ugu talagalnay ayaa wuxuu yahay sawir xambaarsan Fariin miuhiim ah. Waa Sawir ka tarjumaya sida uu madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu Amarka uga qaato Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo shaqadiisu tahay Burburinta Dawlada Puntland oo soo jirtay mudo ah 17 sano.
Awaamiirta ama Amarka uu madaxweyne Xasan siinayo madaxweyne GAAS ayaa ah kuwan hoose:
- Gobolka Mudug kama hadli kartid, maxaa yeelay CabdiQaybdiid iyo Habargidir ayuu ku fiican yahay sidaas darteed anagaa qaadanay
- Waa in aad kala daadisaa Ciidamada xooga badan ee Puntland si uu meesha uga baxo
- Waa in aad kala furfurtaa Shacabka reer Puntland ee midnimada iyo wadajirku ka dhexeeyo
- Puntland waa dhul wayn ma aqbalayno sidaase waa in aad ku soo reebtaa Puntland labada Gobol ee NUGAAL iyo BARI
- Iyo kuwo kale oo badan
Puntlandes.com