Mareykanka oo cunaqabatayn ku soo rogay Ciidanka Eretrea iyo Xisbiga Talada Haya
12 Nov 2021 (Puntlandes) Dawladda Mareykanka ayaa waxay cunaqabatayn ku soo rogay Ciidamada dalka Eretrea iyo Xisbiga Talada dalkaas haya, waxaana loogu soo ragoy cunaqabataan dagaalka Itoobiya oo ay Eretrea qayb ka tahay.
Cunaqabataynta ayaa Maraykanku waxaa ku jira shakhsiyaad lala xiriirinayo dagaalka Itobiya ka taagan.
Puntlandes.com