14 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxtooyadda Somaliland ayaa faafisay dukumentiyo la xiriira deymo Madaxweyne Siilaanyo xukuumadiisii isticmaashay.
Lacagta daynta ah oo ay gashay Xukuumadii Silaanyo ee la shaaciyey ayaa waxay ku dhowdahay 6 milyan oo doolaar. hoos ka arag:
Punlandes.com
About The Author