Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda oo Booqday dhismaha tuubooyin lagu soo xirayo Maraakiibta shidaalka

07 Feb 2022 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda ayaa Booqday dhismaha tuubooyin lagu soo xirayo Maraakiibta shidaalka kuwaasoo lagu xiri doono Station badda gudaheeda ah oo fududayn doona dajinta shidaalka.

Wasiirka ayaa waxaa ku weheliyey wasiir ku-xigeenka wasaaradda dekedaha, agaasimaha guud iyo khabiir dhanka shuruucda badaha dhismaha tuubooyin lagu sooxirayo maraakiibta shidaalka kuwaasoo lagu xiriirindoono Staition bada gudaheeda ah oo fududayn doonta dejinta shidaalka.

About The Author