Sawirro-Muuqaal: Axmed Karaash oo xariga ka jaray dhisme iyo dayacir lagu sameeyay wadada laamiga ah ee isku xirta Garowe & Laascaanood

13 Feb 2022 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xariga ka jaray dhisme iyo dayacir lagu sameeyay wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyay Masuuliyiinta Dowladda ee ku shaqo leh Wadooyinka ee shaqadan qabtay iyo Shirkadda dhismaha iyo dayactirka ku sameynaysa Wadada Laascaanood-Garoowe, waxaana Tani qeyb ka tahay qorshaha Dowladda ee dayactirka lagu sameynayno dhammaan Wadooyinka Puntland.

About The Author