Gudoomiyaha Baarlamaanka KGGalbeed oo lasiiyay shahaadada musharaxnimada ee Golaha Shacabka
15 Feb 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi ayaa lasiiyay shahaadada musharaxnimada kursiga HOP187 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya.
Gudoomiye Fiqi ayaa horey wuxuu u ahaa inta uusan uusan noqod Gudooiyaha Ambasador, haddana wuxuu dib ugu laabanayaa heer Federaal oo uu ka mid ahaan jiray.
Sareeye Gaas Shariif Sheekh Maye ayaa kufadhiyey kursigan HOP187 ayaa ah aabaha dhalay gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka KG Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo qabtay doorashadii uu kuasoo baxay Madaxweyne Laftagareen i minkana ah wasiiru dowle katirsan Xukuumadda Faderaalka.