Wasiirka Warfaafinta PL oo sheegay in uu is af garanwaa ku dhamaaday!
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdiwali Indhoguran ayaa idaacada afka Soomaaliga ku hadasha ee VOA u sheegay in lagu kala kacay shirkii ka socdaymagaalada Garoowe.
Qodobada uu Wasiir Indhoguran sheegay in uu shirku u burburay ayaa ah
DFS oo diiday in Heshiis la saxiixo
DFS oo diiday in Gobolka Mudug inuu qaybsan yahay Heshiis lagu cadeeyey
Qaybsiga Khayraadka dalka oo Dastuuriyan ay u madaxbanaan tahay Puntland laakiin uu Xasan Sheekh hor istaagay kuna doonayo anaa maamulaya.
Wixii war ah oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com.
Dhagayso Wasiir Indhoguran
Puntlandes.com