Daawo Video: Madaxweyne Xasan “Garowe ayaa lagu Saxiixay in Galmug ka kooban tahay Gobolada Mudug iyo Galgaduud”

Wariye Jaamac Darabani ayaa Madaxweyne Xasan ku waraystay Garowe isagoo waydiiyey su’aalo ku saabsan maamulka uu Cadaado ka dhisayo. Wuxuuna Madaxweyne Xasan ku celiyey in magac ahaan uu Gobolka Mudug ka tirsanaandoona maamulka Cadaado lagu dhisayo ayna ugu dambayn go’aan ka gaarayaan Gudiga xadaynta xuduudaha dawladaha meesha uu raacayo Gobolka Mudug.

Wuxuu kaloo Xasan ku doonay in magaalada Garowe ee caasimada Puntland lagu saxiixay in Galmudug ay ka kooban tahay gobolada Mudug iyo Galgaduud waa siduu yiri e.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author