Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in la hakiyay doorashada Kuraasta harsan Beledweyne

13 Marso 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in la hakiyay doorashada Kuraasta Beledweyne, sababo amni darro awgeed.

Wararka qaar ayaa sheegaya in arrintan la xiriirto khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle oo isku haya kuraasta in la furo oo loo tartamo iyo in la xiro.

About The Author