Daawo Muuqaal: Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax
19 Marso 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa caawa 19ka marso 2022 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax utaagan xilka Madaxweynaha Fadaraalka Soomaaliya oo dhawaan la fiölayo inay doorashadiisu dhacdo.
Madaxweynaha Puntland ayaa casho sharaf ay Madaxtooyadu u samaysay gunaanadka doorashada kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax madaxeyne Somalia.