Nabadoonada beesha Reer Xirsi oo diiday Iscalaadii Fiqiga Cabdinasir Maxamuud Mire.
21 Marso 2022 (Puntlandes) Nabadoonada iyo Odayaasha beesha Reer Xirsi ayaa soo saaray warmurtiyeed ay ku diideen Iscalaadii Fiqiga Cabdinasir Maxamuud Mire, halkaan ka akhrso warsaxaafadeedka Fiqiga.
Nabadoonada ayaa sheegay inay xalinayaan tabashada Fiqiga waxayna ku baaqeen in laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka beelweyntaReer Xirsi faarax.
Hoos ka akhriso qoraalka Nabadoonada