DFS oo persona non grata ( PNG) u jartay Francisco Madeira

06 April 2022 (Puntlandes) Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin persona non grata ( PNG).

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxaana la farey in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo.

About The Author