Guddoomiyaha Midowga Afrika oo diiday go’aankii Rooble ku Eryey Wakiilkii AU ee Soomaaliya, lana saftay Farmaajo
09 April 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Midowga Afrika, (AU), Moussa Faki Mahamat ayaa warsaxaafaeed uu soo saaray ku diiday go’aankii Raiisul wasaare Rooble ku Eryey Wakiilkii Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira.
Go’aankan ayaa Midowga Afrika uu si toos ah ula saftay madaxweyne Farmaajo oo diiday eryda Rooble.