Wasaaradda Amniga oo sheegtay in Danjire Madeira dalkas oo geli karin
09 April 2022 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay wasiirka Amniga Gudaha ee DFS Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa lagu faray hayádada amniga ee ka hawlgala Garoonka Adan cadde in Danjire Madeira dalkas oo geli karin.
Sidoo kale waxaa wasiirku ku wargeliyey Hayàdaha amniga, socdaalka iyo jinsiyadaha iyo Maareeyaha Garoonka in si KMG ah loo xiray dhamaan hawlihii Terminalka Movecon laga bilaabo berri oo ay taariikhdu tahay 10ka april 2022.