Sawirro: Rooble oo la kulmay guddoonka FEIT & Xoghayeyaasha guud ee Labada Aqal ee BFS kalana hadlay 14ka april
10 April 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha guud ee Labada Aqal ee BFS.
Rooble ayaa kala hadlay FEIT iyo Xoghayeyaasha guud qabanqaabada iyo u diraar garowga dhaarinta xildhibaannada ee qorsheysan 14-ka bishan.