Garyaqaanka Guud DFS oo ka jawaabay qoraalkii Maxkamada Sare ee dacwadii doorashadii Fahad Yasin
11 April 2022 (Puntlandes) Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yasin oo doorashadiisa ay Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal (FEIT) dib u celiyeen ayaa Maxkamada Sare ka dacweeyey Guddiga, iyadoo ay Maxkamadda Sare qoraal u dirtay Garyaqaanka Guud DFS ogaysiina siisay guddiga, halkaan ka akhriso.
Xafiiska Garyaqaanka Guud DFS ayaa ka jawaabay qoraalkii Maxkamadda Sare ee dacwadaas, wuxuuna dalbaday waqti dheeraad ah oo uga soo jawaabo kaasoo ku salaysan habraaca xafiiska.
Hoos akhriso jawaabta Xafiiska Garyaqaanka Guud: