Xuno FEIT ka mid ah oo berri Baydhabo u socdaali doona
12 April 2022 (Puntlandes) Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa Berri subax oo ay taariikhdu tahay 13ka april 2022 o socdaali doona magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Guddiga ayaa dib u celiyey doorashada 4 kursi oo sadex ka mid ah lagu soo doortay Baydhabo halka kan ka kale lago soo doortay Beledweyne, taas oo keentay in maamulka Koonfur Galbeed u yeerto xildhibaanadii ku metalayey BJFS.
Waxaa iminka socda dadaalo xal looga gaarayo tabashada Maamulka Koonfur Galbeed.