Sawirro: Madaxweyne Deni oo dalka dib ugu soo laabtay

17 April 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir AirPort Garoowe kusoo dhooweeyay, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Goleyaasha Dowladda Puntland, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

About The Author