Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka DFS
21 April 2022 (Puntlandes) Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Batroolka dowladda federaalka Somaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ii uu wax uga waydiiyo Heshiiska Shidaalka ee dhawaan uu saxiixay.
Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la tuhunsan yahay inuu kiiskaan saxiixa batroolka qeyb kasoo galayo.