Sawirro: Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare oo booqday Teendhada Afisyooni oo berri ay ka dhacayso doorshada gudoonka

25 April 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa waxa uu booqday Teendhada Afisyooni oo berri ay ka dhacayso doorshada gudoonkaAqalka Sare.

Booqashada ayaa waxaa gudoomiyaha ku weheliyey Xubnaha Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare iyo Xoghaya Guud ee Golaha.

About The Author