Daawo Muuqaal: Gud KMG ee golaha Shacabka “waxaa naloo maleegaa shirqool fullintiisa loo adeegsanayo ciidanka dowladda”

25 April 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalan Axmed Liiban (Dhabancad) oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa uu sheegay in weerar ay kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda.

Sidoo kale Dhabancad ayaa caddeeyey inaysan doorashadu ahayn mid ku joogsaneysa sidaas.

Ciidanka weerarka gaystay ayaa waxaa lagu sameeyay hub ka dhigis, waxaana dhammaantood lagu wareejiyay ciidanka ATMIS ee ka howlgala Soomaaliya.

About The Author