DEG DEG: Caasho Geelle Gudoomiyihii guddiga dib u eegida dastuurka oo is casishay
Gudoomiyihii guddiga dib u eegida dastuurka DFS Caasha Geelle ayaa maanta kaga dhawaaqday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug in ay iska casishay xilkaas.
Marwo Caasha ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabatay Gaalkacyo ka sheegtay inay shaqadu gaabis tahay ayna ka tanaasushay xilkaas.
Faahfaahin kala soco Puntlandes.com
Puntlandes.com