Muuqaal: Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ku boorriyay xildhibaannadu inay yimaadaan hoolka doorashada gudoonka Golaha Shacabka
27 April 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku boorriyay xildhibaannadu inay yimaadaan hoolka doorashada gudoonka Golaha Shacabka.
Farmaajo oo aan doonayn in doorashada gudoonka dhacdo ayaa wadooyinkii xiray taas oo keentay inay xildhibaanadu imaan kari waayaan Teendhada Afisyooni.